Addis Ababa, Oktoobar 04, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda caleemasaarka…
WARARKA MAANTA
Ololaha wacyigalinta joojinta gudniinka habalaha ee “Gabadhayda Gacalo” oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka dowladda federalka Soomaaliya, Xaniifa Xaabsade, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfurtay olole loogu magac daray ‘GACALO GABADHEYDAAY’ oo ah wacyi galin loogu talo galay joojinta gudniinka…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, wuxuuna Madaxweyne Ku-xigeenku ka dhegaystay warbixin ku saabsan…
Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya oo shalay booqasho ku tegay magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay kula kulmeen madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa qoraal kasoo saaray socdaalkooda iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Hoos ka…
Dooda waxaa lagu falanqeeyey saamaynta qabiilka uu ku yeeshay nolosha bulshada sida waxbarashada,Cadaalada,guurka iyo maamulka. Dooda waxaa ka qaybgalayXildhibaan hore koonfur galbeed Faadumo Aadn CusmaanSudaysi Aadan Cabdullahi oo kamid ah…









