Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayoAbdinasir Axmed Mayow (Shabdheh )
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay kulan isugu jiray Qada sharaf iyo Isxog-wareysi uu Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaas waxaa Madaxweyne Qoor Qoor ku wehliyey Senatorro iyo Xildhibaano…
Mareykanka ayaa cambaareeyay tallaabada ay Dowladda Itoobiya dalkeeda uga ceyrinayso toddobo Sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey. Mareykanka ayaa Itoobiya uga digay saddexda cisho ay u qabatay Saraakiishaasi sarsare inay…
Saaxiibbada Caalamka oo Boorriyay in la Xalliyo Muranka Siyaasadda, Xooggana la saaro Doorashooyinka
Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafaadka lagu muujiyey…








