Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii Dhexe qarax ka dhacay Magaalaadaas ay ku dhaawacmeen Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Xildhibaannada…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in uu wada-hadal la furaayo dadka kasoo horjeedo Maamulkiisa
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne. Cali Guudlaawe oo Khudbad ka jeediyay munaasabadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…










