Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaali Mudane Cusmaan Cabdi Muuse ayaa Magaalada Baydhabo ka furey Tababar ku saabsan kala korinta Carruurta kaas oo siwadajir ah ay soo…
Category
WARARKA MAANTA
Cilmi baaris lagu sameeyay saameynta dhaqaale uu COVID-19 ku yeeshay dhaqaalaha oo la soo bandhigay “SAWIRRO”
written by HAJI
Hay’adda Istaatiistikada Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay cilmi baaris ku saabsan saameynta dhaqan dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku yeeshay dadka ku nool Gobolka Banaadir. Cilmibaaristaan oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…









