Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda u diray shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu Alle ka baryay in…
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Baarlamaanka oo munaasabadda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu bulshada ka…
DHAGEYSO:- Ra’iisul wasaaraha oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga ..
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in…
Dhageyso:-Waraysi GAAN oo aanu Layeelanay Godomiyaha Gobalka Baay Cabdirashiid,.
Dhageyso:-Waraysi GAAN oo aanu Layeelanay Godomiyaha gobalka baay cabdirashiid,. Godoomiyaha dagmada baydhabo ayaa ka hadlay dadaka ka soo barakacay meelaha dagaalada ka socoda sida diinsoor iyo ufurow Cabdirashiid oo ugu…
Kulankii Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya iyo Warsanadi0 Marwelba aad ka dhageysataan dhamaan warbahinta konfurgalbeed soomaliya,, kulanka warsan 20=07=2015MP3-1 Dhageyso:-Cawa iyo Barnamishkii Kulankii Warsanadio>> was last modified: July 21st, 2015 by…
