Isxaaq Abshir ibraahim Aadan Magaca afgarashadiisuna ay tahay (Cabdullahi) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 60aad ee degaannada Koonfur Galbeed. Isxaaq ayaa Al-Shabaab ku jirey Mudo…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhiga Xuluumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali. Wasiirka ayaa kulanka inta uu…
Gudiga Dorashada Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Eryada 5 Kursi
written by Warsan Radio
Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 5 tii kursi ee guddigu shaaciyey 12/1/2022. Qoraalka ayaaa sidoo kale…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye …









