Hoos ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aaadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa…
Hoos Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdirashiid Axmed Ibraahim ( Rashka) iyo Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha…
Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT Iyo Ku-Xigeenkiisa Oo Maanta ay Dhaceysaa Magaalada Muqdisho
Waxaa Maanta oo sabti ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa. Xubnaha…
Tedros Adhanom Ghebreyesus, Director General of the World Health Organization (WHO), addresses a press conference about the update on COVID-19 at the World Health Organization headquarters in Geneva, Switzerland, Monday,…









