Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
Category
WARARKA MAANTA
Hir-Shabeelle oo in hub lala galo ka mamnuucday Garoomada Diyaaradaha Jowhar & Beledweyne
written by Warsan Radio
Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa mamnuucday in guud ahaan hubka lala galo Garoomada Diyaaradaha Caasimadda Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar iyo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Warsaxaafadeed kasoo baxay…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Maanta xareyneysa Ergada dooraneysa 11 Kursi
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in Maanta ay diiwaangelihaan kadibna ay xareeyaan Ergada Dooraneysa 11 kursi oo doorashadooda dhawaan lagu qabanayo Magaalada Baydhabo ee…









