Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Bilaal Hilaal Sheikh
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan masuuliyiin ka’tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta garoonka Diyaaradaha ugaas Khaliif ee Beledweyne ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka lugta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi, halkaasoo Xuutiyiinta Yemen ay ku weerareen diyaarad Drones oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay.…
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xalinta khilaafaadka oo la Magacaabey
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas. Guddiga la magacaabay oo ka kooban 5 Xubnood ayaa laga soo xulay guddiga dhexdiisa, waxaana ay…










