Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Jubbaland & Koonfur Galbeed oo shaacinaya Guddiyada xulaya Ergooyinka doorashada
written by Warsan Radio
Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland gaar ahaan Guddiyadooda doorashooyinka ayaa waxaa lagu wadaa inay soo bandhigaan ama shaaciyaan Guddiyada soo xulista Ergada dooraneysa min Saddex Kursi ee Golaha Shacabka, kuwaas…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya,Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,…










