Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Ra’iisul wasaaraha Taliban ayaa Arbacadii ku booriyay dalalka Islaamka inay aqoonsadaan dowladooda. Afgaanistaan, oo ku tiirsan kaalmada shisheeye, ayaa maalmahan dhaqaale ahaan burburay. Ilaa hadda ma jiro waddan aqoonsan Taliban.…
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Goleyaasha Xukuumadda ee Nabadeynta deegaamaynta Saax-meygaag iyo Sanga-jebiye Abuukate Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo ay wehliyaan xubno ka mid Guddiga ayaa…
Cabdi Xaashi & Boqor Buurmadow oo qaadacey doorashada Somalia ee deeyayna Rooble
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Boqor Cusman Ow Maxamuud Buurmadoow oo ay garab taagnaayeen Siyaasiyiinta Gibolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta sheegay inay isaga baxeen doorashada Soomaaliya, iyaga…









