Hoos Ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Maamulka degmada Guriceel & Saraakiisha Gorgor oo faah faahiyay holwgal qorsheysan ay fuliyeen
written by Warsan Radio
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmadda Guriceel abdishakuur Indho, Taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Gaashaanle dhexe Dayax Cabdi Cabdulle iyo Kusimaha Guutada 15aad, Qaybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Axmed…










