Dhageyso ; Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdirashiid Axmed Ibraahim ( Rashka) iyo Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) 21/1/2022 Dhageyso;-Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya…
SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn
written by Warsan Radio
Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa cambaareysay weerar ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ay ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn. War…










