Magaalada Kismaayo waxaa ka socda doorashadaix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland, waxaana goordhow la doortay Xildhibaankii ugu horreeyay ee Maanta. Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku…
Category
WARARKA MAANTA
Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay doorashadii Golaha shacabka ee shalay lagu qabtay Garoowe
written by Warsan Radio
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu su,aal geliyay doorashadii Golaha Shacabka ee shalay lagu qabtay magaalada Garowe.…
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, iyada oo goordhow la doortay kursiga Afaraad ee doorashada Maanta. Wasiirka Kalluumeysiga Maamulka Jubbaland…










