Nin hubeysnaa ayaa dhowr qof ku dhaawacay hoolka Jaamacadaha ee magaalada Heidelberg ee dalka Jarmalka,sida ay sheegeen booliska dalkaas. Booliska ayaa sheegay inuu dhintay ninka weerarka gaystay oo haystay “Qori…
WARARKA MAANTA
Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay tallaabadii Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble ku ansixisay in liiska Argagaxisada laga saaro Ururka ONLF & inay qalad aheyd dhiibistii Cabsi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada lix kamid ah kuraasta Gobolada Shacabka ee…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada Sagaal kamid ah kuraasta Gobolada Shacabka ee…









