Hay’adda Laanqeynta Cas ee Caalamiga ah ee ICRC ayaa sheegeysa in markii ugu horreysay ee muddo shan bilood ah in kaalo dawo ah la gaarsiiyey gobolka Tigray ee dalka Itoobiya…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa HOwlgal Qorshaysan ka sameeyey degaanada kala ah Xawaadleey,Shanloow Jameco,Yaaqle,Dhagaxoow oo dhamantood hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Saraakiisha Ciidamada DANAB ayaa sheegay…










