Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa Maanta oo Jimce ah waxaa ay shaacinayeen magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 6-dii kursi oo…
WARARKA MAANTA
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha doorashada
Guddoomiyaha guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame, Gudoomiye ku xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre iyo Xoghayaha guddiga marwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa kulan la yeeshay safiirka boqortooyada Ingiriiska u…
Hoos;-Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdirashiid Axmed Ibraahim ( Rashka) iyo Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha ee…
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada kuraasta taalla Baraawe
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed. Koonfur Galbeed waxay noqotay maamulkii ugu horreeyay ee shaacinaya…
Ammaanka Nairobi oo si weyn loo adkeeyay cabsi laga qabo weeraro Shabaab fuliyaan
Dowladda Kenya ayaa xoojisay amniga magaalada Nairobi, kaddib markii ay safaaradaha reer Galbeedku ay soo saareen digniin la xiriirta weerarro qorsheysan oo Al-Shabaab ay ka bartilmaameesadaan hotellada, goobaha gancsiga iyo…
Waa Immisa kuraasta la doortay ee golaha Shacabka iyo Waa halkee meesha ugu badan xildhibaanada lagu doortay?
Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota inta badan caasimadda maamul goboleedyadda, waxaana soo baxay xildhibaano cusub oo kusoo biiri donna golaha Shacabka xilli qaarkood aan la shaacin tartanka kuraastooda.…










