Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo Goordhaw Shir’jiraaid ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa Si kulul ugu jawaabay Siyaasin Kasoo horjeestay Ciidamadii Baladweyne Laga dajiyay. Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan. 1-HOP#139. 2-HOP#055.3-HOP#051. 4-HOP#049.5-HOP#012 Guddiga doorashooyinka Galmudug…
Nuqul ka mid ah Waraaqaha aqoonsiga oo laga guddoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
written by Warsan Radio
Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa nuqul ka h warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee dowladda Maraykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…










