Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Maanta waxaa ay min Saddex Xubnood doorasbooda ku qabteen Magaalooyinka Dhuusamareeb & Garoowe ee Xarumaha Gobolada Nugaal iyo Galgaduud. Maamulka Galmudug…
Category
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada oo amray in ciidankii laga dejiyay Beledweyne lagu soo celiyo xeryahooda
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar ahaan ciidanka la geeyay Beledweyne iyo baqdin gelinta argagixisadu ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo katirsan qeybta 27aad ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle iyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha…










