Maamul gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya, ayaa ku eedeeyey ciidamada gobolka ay dariska yihiin ee Tigreega iney weeraro horleh kusoo qaadeen dhulkooda. Maamulku wuxuu intaa ku darey in Tigreegu qabsadeen…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Norway Marwo Anniken Huitfeldt. Labada Wasiir…
Galmudug & Jubbaland oo Maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kuraasta la dooranayo…
Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa inay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaraan Guddoomiyaha ururka ONLF, Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) iyo Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)…










