Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Faransiiska, kaas oo uu hoggaaminayey…
Maxay tahay sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka?
written by Warsan Radio
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa eib u dhigay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka dooranaya Xilehibaano kamid ah Golaha Shacabka oo qorshuhu ahaa in shalay shaaciyaan.…










