Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in uu u aqoonsado dowladda Qatar meeqaamka dal “Xulafo weyn la ah oo ka baxsan NATO “, taasoo u ogolaaneysa…
Category
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askari Dil Gaystay
written by Warsan Radio
Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka tirsan Ciidamadeeda, kaasi oo horay dil u dilay Sarkaal ka tirsanaa Cidamda Millateriga Somaliland. Maxkamadda Alifle-Maxamed Axmed…
Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlay agagaarka madaxtooyada dalkaas xilli ay shir ku jireen madaxweynaha dalkaas Cumaro Embalo iyo Ra’isulwasaarihiisa…










