Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka…
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka dhaceysa Muqdisho & Garoowe.
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Garoowe & Muqdisho ku kala qabanayaan doorashada kuraas kamid ah Golaha…
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay jadwalka doorashada laba kursii ay qaban doonaan
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay shaaciyeen Jadwalka doorashada laba Kursi oo dhawaan lagu qabanayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa…
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada ee Somaliland ayaa goordhow dugsiga tababarka Iskuul Bulusiya ku qabtay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#268 Musharixiinta ku tartamay kursigaas ayaa waxaa…
Dowladda isutaga Imaaraatka Carabta ayaa soo dhoweeyay raaligelintii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ka bixiyay dhacdadii 2018-kii ee lagala wareegay lacagihii iyo kaalmooyinkii loogu talagalay in lagu taageero…










