Vladimir Putin madaxweynaha Dalka Ruushka ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu isku dayayo inuu dalkiisa u horseedo dagaal ka dhaca Ukraine. Waxa uu sheegay in hadafka Mareykanka uu ahaa in dagaal…
WARARKA MAANTA
Waxaa Maanta Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisbo lagu qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi ee Somaliland. 2: Kursiga Koowaad…
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiiriska Oo Gaartay Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ay hoggaamineysay Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Dhuusamareeb ku qabanaya doorashada Afar kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka. Kuraasta Maanta la dooranaya ayaa xubnihii…









