Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaano hoostaga degmooyinka Awdheegle, iyo Qoryeeleey ee gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen in intii…
Category
WARARKA MAANTA
Iyadoo shalay magaalada kismaayo lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlaayay arimaha shaqo qorista shaqaalaha dowladda ayaa madaxwaynaha maamulka Jubaland waxa uu kulan laqaatay Guddiyada shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya. Madaxwaynaha…
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashasoodu tahay degaannada Galmudug. Kursiga koowaad ee HOP139…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada isagoo golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha ka jira deegaanada Jubaland, iyo booqashadii ay shalay Kismaayo ku…










