Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxames Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Gaana Mudane Nana Akufo-Addo. Labada Madaxweyne ayaa…
WARARKA MAANTA
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Golaha Shacabka ee Gobolada Waqoogi ee loo yaqaano Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka Shan kamid ah kuraasta degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi, kuwaas oo lagu dooranayo Magaalada Muqdisho.…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay doorka ay dhallinyarada ku lee yihiin ololaha ciribtirka Maandooriyaha.…
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo sanad iyo bar kadib tegay kadib doorashadiisii Magaalada Beledweyne ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo kala duwan. Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa la kulmay Madaxweyne…
Wafdi ka socda Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u ambabaxay degmada Baraawe
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Maxamed Ibraahim Barre ayaa saakay safar shaqo ku aaday magaalada Baraawe ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Xubnaha Guddiga oo ka kooban…
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan) Waxaana kala Qeeb Qaatay Wariye Maxamuud Abdullahi (Gaabshaa) Iyo Wariye Maxamed…










