Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug oo ay wehlinayeen kuwa NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado katirsan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Ciidamada oo watay Gaadiidka…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidamo farabadan ayaa saaka lagu arkayaa waddooyinka qaar ee Magaalada Beledweyne, kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo Gaadiidka. Ciidamada la dhigay Beledweyne ayaa saameyn ku yeeshay Ganacsiga Magaalada, waxaana…
Xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa salka ku haysa tagista maanta la filayo inuu magaaladaasi gaaro, madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen. Waxa xalay saqdii dhexe…
RW Rooble oo dowladda Britain kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameysay
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka hortagga Macluusha iyo Arrimaha Bani’aadminimada ee Nick Dyer. labada dhinac…










