Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Kulanka ayaa labada dbinac waxaa ay diiradda ku saareen…
WARARKA MAANTA
Safiirka Cusub ee Somalia ee dalka Sweden oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqorka Sweden, Boqor Carl XVI Gustaf, iyadoo loo maray dhanka Agaasimaha Habmaamuuska Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Ururka 5aad Guutada16aad ee Kamandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Madaxtooyada Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah…
Diiwaangelinta musharrixiinta kuraasta Golaha Shacabka oo ka bilaabaneysa Baraawe
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Baraawe oo ah Caasimadda dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ka billaawdaan diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Musharixiinta ayaa ka…
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 8th, 2022 by…










