Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad. labada mas’uul ayaa waxaa ay…
WARARKA MAANTA
Tiro madaafiic ah ayaa waxaa Maanta lagu garaacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada ee degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasnoo ay ka socoto doorashada Golaha Shacabka, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amray in gurmad la gaarsiiyo dadka abaarta saameysay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka. Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxda Shanta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku yeesheen habka fogaan aragga. Kulanka…










