Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in Maalintii labaad oo xiriir ah in Maanta degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtaan doorashada…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 10th, 2022 by…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabtay doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga Koowaad ee Hop#205…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa kulankaan…










