Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay inay dib u dhigeen doorashada kursi kamid ah kuraasta la qorsheeyay in 12 bishaan oo ku beegan Maalinta Axadda…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha oo kulamo gaar gaar ah la…
Hoos Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdirashiid Axmed Ibraahim ( Rashka) iyo Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha…
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 12th, 2022 by…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee Gobolka gaar ahaan…










