Siyaasi reer Sudan ah oo xubin ka ahaa golaha saree e dalka xukuma ayaa xabsiga loo taxaabay. Ehaladiisa ayaa sheegay in Maxamed Al-Faki Sulaymaan laga qabtay meel gurigiisa agtiisa ah…
WARARKA MAANTA
Booliska oo faah faahiyay sababtii Cabdiweli Muudeey loogu diiday in uu aado Baraawe.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin guud ka bixiyay sababtii Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey loogu diiday in uu tago degmada Baraawe,…
Guddoomiye kuxigeenka howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo Xildhibaan loo doortay
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee doorashada Maanta. Doorashada kursiga HOP#007 oo uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay, iyaga oo fulinaya heshiisyadii Madasha Qaran qabashada Doorashada 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Boosaaso kana mid ah 37…










