Taliyaha Ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland G/sare, Cabdifitaax Siciid Saleebaan (Afrikaan) ayaa sheegay in si loo ilaaliyo nafta iyo Maalka dadweynaha ay awaamiir kasoo saareen wadista Gaadiidka noocyadiisa kala duwan oo…
WARARKA MAANTA
Hawalgallo qorsheysan oo lagu sugayo amniga degmada Beled-Xaawo loogana hortagayo weerarada Al-Shabaab ayaa Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya ka fuliyeen degaano hoostaga degmadaas. Howlgalka ayaa waxaa siwadajir ah u…
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hay’adda IOM. Kulanka ayaa waxaa madaxwaynaha kuwehlinayay Wasiiru…
Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayoo sida loo maareyo cayayanka dalagyada baabi’iya loona beerto dalag caafimaad qaba,Barnaamijka waxa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashid…
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhaceysa Muqdisho & Dhuusamareeb
Guddiyada doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta la filayaa in Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Muqdisho ku qabtaan doorashada kuraas kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka.…
Guddiga maamulka doorashooyinka banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada dhamaan kuraasta Golaha Shacabka ee doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Muqdisho, kuwaas oo la ogeeysiiyay musharrixiinta kuraastaas inay diyaar garoobaan. Qoraal kasoo baxay…










