Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan Tabiye ” wariye Maxamuud Ali Abdullahi” ( Gaabshaa) Dhageyso Warka Duhur ee Idaacda Warsan was last modified: February 18th, 2022 by Warsan…
Category
WARARKA MAANTA
Warsaxaafadeed kasoo baxay qaar kamid ah musharrixiinta Golaha Shacabka ee kuraastooda taallo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa walaac ka muujiyay sida loo xulayo Ergada doorashada kuraasta ay doonayaan…
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo shaaciyay Odayaasha soo xulaya ergada Shanta kursi
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga. Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo Cali Boloy ayaa sheegtay in…









