Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
WARARKA MAANTA
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 19th, 2022 by…
Wasiir Jamaal Oo Walaac Darran Ka Muujiyay Ciidanka Sugaya Amniga Doorashada Boosaaso
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan habraacyadii lagu heshiiyay Doorashada. Wasiir Jamaal oo wareysi…
WFP Oo Ballan Qaaday Inay Si Deg-Deg Ah Uga Jawaabeyso Codsi Uga Yimid ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum. Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay…
Rooble oo hakiyay doorashada beellaha Banaadiriga si loo xaliyo khilaafka ka taagan
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn ka timid beellaha Banaadiriga oo ku aadan doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka. Rooble ayaa hakiyay doorashada kuraasta beellaha Banaadiriga inta laga…
Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay…










