Milateriga Ukraine ayaa sheegay in iyadoo ciidamada Ruushka ay sii wadaan duulaankooda ay ciidamada keydka dhigeen xudduudaha Ukraine. Warbixintii ugu dambeysay ee uu soo saaray abaanduulaha ciidamada Ukraine ayaa lagu…
Category
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah diiwaangelinaya musharrixiinta 7-dii kursi ee ugu dambeeysay Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadooodu tahay Maamulkaasi koonfur Galbeed.…
Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 iyo xiliga qabashada doorashada kuraastaas. Guddiga ayaa sheegay in doorashada Saddexda kursi la qaban…
Guddiga hireglinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ka wada diiwaangelinta musharixiinta 7-dii kursi ee ugu dambeeysay Golaha Shacabka ee degaan…










