Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeeyay dhammaan doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ka dib markii kuraastii ugu dambeysay goor dhow lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Xuseen Axmed Culusow ayaa ku guuleysatay…
Galmudug & KGS oo kasoo horjeestay Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la qabto xafladda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal…










