Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT waxay halkan ku soo gudbinayaan jadwalka qabashada doorashada 4-kursi oo kamid ah kuraasta 43-ah ee ku asteeysan Jubaland.
4-kursi ayaa ah kuraastii ugu dambeeysay ee taalay magaalada Kismaayo.
#HOP029
#HOP124
#HOP133
#HOP219