Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah haweenka jubaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga hadlay xaqiijinta qoondadda haweenka iyagoo sidoo kalena ka codsaday Madaxda Dowlad Goboleedyada, odayasha…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Garoowe diiwaangelin ugu sameeynaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadooodu tahay Puntland. Kuraasta oo doorashadooda la…
Ciidamada Puntland Oo Howlgal Kula Wareegay Saldhigyo Ay Lahayeen Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan Buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka Bari ee…










