Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye “Mohamed Abdirahmaan Abdulle” (Maleele)
Category
WARARKA MAANTA
Waa Immisa xildhibaanada dhiman ee doorashada golaha Shacabka iyo meelaha ay ku hareen?
written by Warsan Radio
Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada Waqooyi iyo kuwa Banaadiriga. Golaha Shacabka…
Guddiga doorashada Jubaland oo shaaciyay Guddida soo xulista ergada labo kursi oo muhiim ah
written by Warsan Radio
Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga xulista Ergooyinka kuraasta #HOP124 iyo #HOP029. Kursiga #HOP124 oo uu ku fadhiyay C/raxmaan Dheere oo ahaa gacanyaraha Taliyihii hore ee muranka badan dhaliyay…









