Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow Happy
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Madaxweynaha Hir-Shabeelle ku taageeray ceyrintii Guddoomiyihii Guddiga doorashada
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali harsan isagoo kala shaqaynaya Madaxda Dowlad-goboleedyada…
Guddiga hirgelinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe uu xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddigaas doorashada Axmed Xasan Diini.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Warye Cabdullahi…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku faanay in Maamulkiisa uu noqday maamulkii ugu horreeyay ee dhaqan geliya heshiiskii 17-kii September sidoo kalena fuliya heshiiskii…









