Shir lagu hirgelinayey Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso amniga dalka oo dib-u-habayn lagu sameeyey, kaas oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Amniga Qaranka ee Madaxtooyada Soomaaliya, ayaa ka dhacay Muqdisho.…
Category
WARARKA MAANTA
Qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku sugan Magaalada Doxa ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar ahna Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah.…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku Timid Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa qoyskiisa iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga…










