Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Guudlaawe Oo Amray In Baaris Deg-Deg Lagu Sameeyo Qaraxyadii Dhacay
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa aad u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay afaafka hore Madaxtooyada Magaaalada Beledweyne oo ay ku geeriyoodeen Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, Xilibaan hore…
Qoorqoor Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Labada Aqal Ee Lagu Doortay Galmudug
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay kulan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kuwaasi dhawaan lagu doortay Galmudug.…
Xoghayihii Ugu Horreeyay Ee Arrimaha Dibadda Dalka Mareykanka Oo Geeriyootay
written by Warsan Radio
Wakhtigaas, waxay ahayd haweeneydii ugu darajada sarreysay taariikhda dowladda Mareykanka. “Waxaa inaga geeriyootay hooyo, ayeeyo, walaal, eeddo iyo saaxiib qaali ah. Waxaa ku hareereysnaa ehelka iyo asaxaabta” ayaa lagu yiri…









