Ciidamadaan oo katirsan Ururka 260aad ee qeybta 60aad lagana qaaday magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa maanta laga dejiyay degmada Waajid oo kamid ah degmooyinka Gobolka Bakool. Ciidamadaan…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay guddiga xulaya ergada kursiga HOP 58
written by Warsan Radio
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa shaaciyey guddiga xulaya ergada kursiga HOP#58 , Waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Nuur Iidow Bayle. Kursigaan musharaxiinta u tartamaya waxaa kamid…
Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Ukraine Zelenskyy, waxayna labada hoggaamiye ka wadahadleen xaaladda gudaha Ukraine. Labada hoggaamiye ayaa isla soo qaaday heerkii laga gaaray wadahadalladii Kyiv…
Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada Waqooyi iyo kuwa Banaadiriga. Golaha Shacabka…









