Urur-goboleedka IGAD ayaa bogaadiyay dhinacyada isku haya Itoobiya inay ogolaadeen xabbad-joojin kadib muddo dagaalo culus uu ku dhexmarayay degaano kuyaalla Waqooyiga dalka Itoobiya. War saxaafadeed uu soo saaray Workneh Gebeyehu…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Sooomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa u ambabaxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Wasiir Duran…
RW Rooble oo hay’adaha Amniga faray baaritaanka weerarradii muqdisho & Beledweyne
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada muqdisho kulan kula yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Taliyeyaasha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…










