Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan, Tabiye “Mohamed Abdirahmaan Abdulle “(Maleele).
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaanadda Baarlamanka federaalka oo la gudoonsiiyey Shahaadada Xildhibaanimo
written by Warsan Radio
77-da Xildhibaan ee Barlamaanka labada aqal ee Koonfur Galbeed lagu doortay oo shahaadooyinkooda la gudoonsiiyey. Munaasanada shahaado siinta iyo Sogootinta Xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya kuwooda lagu doortay Koonfur…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Madaxweynayaasha Galmudug & KGS oo la kulmay Xildhibaannada laga soo doortay degaannadooda
written by Warsan Radio
Maxadaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan guud laqaatay xildhibaanada cusub ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaan lagu doortay Galmudug. Kulankan, ayaa daba socday kulamo…









