Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii xalay ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Beledweyne Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaacisay jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Beledweyne
Gudiga Hirgalinta Doorashooyinkabheer dowlad Goboleed ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa…
Golaha Ammaanka oo cambaareeyay weeraradii ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde & Beledweyne
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii golahaďoka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo magaalada Beledweyne, 23-kii March 2022, kuwaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-shabaab,…
Warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa Maanta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga amar ka soo baxay hogaamiye Kim Jong Un. Tijaabada gantaalkaasi…









