Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii dhawaan ka dhacay. Madaxweynaha oo kormeerka…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xasan Xuseen Xaaji oo ay ku wehliyaan la-taliyaasha iyo agaasimayaasha Wasaaradda ayaa Wasaaradda ku soo dhaweeyey wafdi ka socda xafiiska UNSOM iyo Qiimeeyeyaasha madax…










