Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur oo ah Xarunta…
Category
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Xoghayeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac.…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle…










