Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
Category
WARARKA MAANTA
Dacwad-ooge Turkish ah ayaa maanta weydiistay maxkamadda Istanbul inay baabi’iso kiiska dilka Jamaal Khaashuqji kuna wareejiso Sacuudi Carabiya, waxaa sidaas xaqiijisay gacalisadii weriyaha la dilay. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
RW Rooble oo soo dhaweeyay liiska Xildhibaannada labada Aqal ee la soo saaray
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maaxmed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad…









